
Axmed Maclin Fiqi oo booqasho rasmi ah ku tagay Machadka Milateri ee Axmed Bin Maxamed ee Qatar
DOHA, Qatar – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Maxamed Fiqi, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Machadka Milateri ee Axmed Bin Maxamed ee Qatar, halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay Taliyaha Machadka, Brig. Gen. Cali Maxamed Fadlaal. Intii uu …